Madaxweyne Deni oo la kulmay Madaxweynaha Xaalku ku xun yahay ee Galmudug (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdulaahi Deni ayaa Waqooyiga magaalada Gaalkacyo kulan gaar ah kula yeeshay Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf. Kulanka labada Madaxweyne dhax maray ayaa looga hadlay arimo dhowr ah ay kamid yihiin khilaafka dowlada federaalka iyo maamulada ay Galmudug ku jirto iyo sidii xal looga gaari lahaa arimahaasi. Madaxda Galmudug iyo … Continue reading Madaxweyne Deni oo la kulmay Madaxweynaha Xaalku ku xun yahay ee Galmudug (Daawo Sawirada)